Tag: Dhegabadan

Abaanduulaha ciidamada Soomaaliya oo sheegay inay isku furayan Muqdisho, Jowhar iyo Balad-weyne

Abaanduulaha ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Jeneraal C/kariin Yusuf Aaden (Dhega-badan), ayaa sheegay inay degan tahay hadda xaaladda degmooyinkii ay ciiadmadooda iyo kuwa AMISOM ay shalay kala wareegeen al-Shabaab ee Jowhar iyo Mahaddaay, oo ka wada tirsan Shabellaha Dhexe.

Abaanduulaha Meleteriga Soomaaliya oo ku baaqay in la diiwaan galiyo hubka

Abaanduulaha ciidammada xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi-kariin Yuusuf Aaden (Dhega-badan), ayaa u sheegay xildhibaannada, wasiirada iyo hay'adaha ka howl gala Muqdisho inay hubkooda soo diiwaan galiyaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS