Tag: Dheere

Afhayeenka Al-Shabaab “Farmaajo keena ama Xasan keena, dagaalka waa sii soconayaa”

Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge (Cali Dheere) ayaa markii u horeysay ka hadlay ka hadlay is bedeladii ka dhacay Soomaaliya iyo doorashadii dhacday horantii bishan, kaasoo uu ku guuleystay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

WAR DEG DEG AH: Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamed Dheere oo Muqdisho ku dhintay

Duhurkii maanta, ayaa waxa magaalada Muqdisho ku geeriyooday ALLAHA u raxmadee guddoomiyihii  hore ee gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere, kaas oo la sheegay in waayadanba uu xanuun ka cabanayay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS