Tag: Dhaxe

Ciidamada DANAB oo howlgallo lagu beegsanayo Al-shabaab ka Fuliyay gobolka Jubbada Dhexe

Ciidamada Danab ee dowladda Somaliya ayaa howlgallo Qorshaysan ka fuliyay demgada Sunguuni ee gobolka Jubbada dhexe ,iyaga oo bur-buriyay Saldhig  ay halkasi ku lahayd kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta gudaha Somalia.

Wararkii ugu dambeeyay Fatahaada Wabiga Shabelle ee deegaano ka tirsan Sh/Dhexe (Sawirro)

Waxaa sii kordheysa cabsida laga qabo in Wabiga Shabelle uu ku fataho deegaano ka tirsan magaalada Jowhar, iyadoo labadii maalmood ee la soo dhaafay uu wabiga ku fatahay Tuulooyin dhowr ah, halkaasoo dadkii degenaa ay ka barakaceen.

Maamulada Gobolada Dhexe oo si wada jir ah uga horyimid hadalkii R/wasaaraha

Maamulada Galmudug,Ahlusunna iyo Ximan iyo Xeeb ayaa si wada jir ah uga horyimid hadalkii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheikh Axmed Maxamed oo ahaa in Maamul KMG ah loo dhisayo Gobolada Dhexe ee Dalka Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS