Tag: Dhaqanka

Banaan bax dhaqameed maanta ka dhacay magaalada Muqdisho (Sawirro)

Banaan baxan oo uu soo qaban qaabiyay Nabaddoonka Beesha Cabdalle Carroone Nabaddoon Mukhtaar Sh Axmed Maxamed Xasan ayaa Halkudhig looga dhigay Maalinta Gundhigga Gogosha Dhaqanka Mudullood.

Xaad “Waxaan ogaanay in mooshinka laga wado Madaxweynaha inuu afar qodob ku saleysan yahay”

Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah Odayaasha dhaqanka ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay mooshinka xil ka qaadista Madaxweynaha ee Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dhowaan ka keeneen, isagoo ka digay in mooshinkaas uu horseedo dib u dhac iyo amni daro.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS