Tag: Dhaqan

Jaamacadda Simad oo maanta Muqdisho ku soo gaba gabeeysay Todobaadka dhaqanka (Sawirro)

Jaamacadda SIMAD ayaa maanta soo gabagabeysay toddobaadka dhaqanka (Cultural Week) oo sabtidii ka bilowday xarunta jaamacadda ee magaalada Muqdisho, halkaas oo lagu soo bandhigay tartamo dhaqan, Diini iyo kuwa ciyaareed oo dhammaantoodba abaal marin la guddoonsiiyay dadkii ku guuleystay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS