Tag: Dhalxa

Xildhibaan Dhalxa oo dalbaday in baaritaan lagu sameeyo rasaas la sheegay inay rideen Ilaaladiisa

 Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa ayaa ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo shaqaaqo shalay ka dhacday agagaarka Dekeda Muqdisho, kadib markii Ilaaladiisa oo saarnaa gaadiid ay rasaas fureen, taasoo geysatay khasaare dhaawacyo ah.

Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka oo sheegay in aan hab sharci loo marin magacaabid Safiiro

Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo shalay ku shiray magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hab sharci ah aan loo marin magacaabid Safiiro iyo howl wadeenada arrimaha Dibadda.

Xildhibaan Dhalxa “Muqdisho waxaa ku soo badanaya dhul boobka lagu haayo dadka aan awoodda laheyn”

Xildhibaan Prof. Maxamed Cumar Dhalxa oo ah Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in magaalada Muqdisho maalmihii u dambeeyay ay ku soo badanayeen dhulka loo geysanayo dadka aan awooda laheyn.

Xildhibaan Dhalxa “Darbiga Kenya ka dhiseyso Xuduuda wuxuu abuurayaa khal khal siyaasadeed iyo mid Amni”

Iyadoo shalay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ka doodeen mooshin ka dhan ah mooshinka ay Kenya ka dhiseyso xuduuda ayaa waxaa qaar ka mid ah Xildhibaanada ku tilmaameen darbigaas inuu abuurayo khal khal siyaasadeed, mid amni, mid dhaqaale iyo mid bulsho oo ku kala yimaada labada dal.

Xildhibaan Dhalxa “Ra’iisul Wasaaraha fara gelinta halaga daayo howshiisa ha u madax banaanaado”

Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo ka mid ah mudanayaasha Baralamaanka ayaa ku baaqay in Ra’iisul Wasaaraha laga dhaafo fara gelinta ku aadan qaab dhismeedka Xukuumadda cusub iyo habka uu doonayo inuu u soo xulo Wasiirada.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS