Tag: Dhalinyaro

Dhalinyaro Soomaali Mareykan ah oo lagu soo oogay dacwad la xiriirta shirqool dil ah

Dhalinyaro Soomaali Mareykanka ah oo horay isku dayay inay ku biiraan Kooxda Daacish ee ka dagaalanta dalalka Suuriya iyo Ciraaq ayaa lagu soo oogay dacwado la xiriira inay maleegayeen shirqoolo dil ah.

Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Dalka Namibiyo"Aqri Magacyada Dhalinyarada"

Soomaalida lagu dhibaateeyo dalalka Afrika oo sii badanaya iyo tiro dhalinyaro ah oo buux dhaafiyay xabsiyada wadamada marinka u ah Konfur Afrika.

Dhalinyaro ku dhaqan Gedo oo qalab ay ku shaqeystaan la siiyay

Hay'adda maxalliga ah ee Sedhuro ee ka howlgasha gobollada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta qalab isugu jira Computero, Bagaash iyo makiinadaha yar yare ee  lagu sameeyo aqallada Al-waaxyada ah siisay qaar ka mid ah dhalinyarada degmada Baled-Xaawo si ay shaqo ugu abuurtan.

Nabad-sugidda oo soo bandhigtay dhalinyaro ay ku sheegeen inay Shabaab ahaayeen

Hay’adda nabad-sugidda gobolka Banaadir, a yaa soo bandhigtay maanta toddobo dhalin yaro ah oo lagu eedeeyay inay Shabaab ka tirsanaayeen, ka dib howlgal ay ciidamadaasi ka sameeyeen maanta degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS