Tag: Dhahar

Dagaal ayaa xalay fiidkii ka dhacay degmada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan.

Dagaalka oo khasaare nafeed dhaliyey wuxuu dhex maray dhinacyo kala taabacsan labada maamul ee Puntland iyo Somaliland. Hal qof ayaa la xaqiijiyey inuu dhintay labo qof oo kalena way dhaawacmeen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS