Tag: Dhagax

Dhagax Weyn oo Ku Soo Dhawaaday Koonka

Dhagax weyn oo ka yimid hawada sare ayaa si nabdoon ku soo  gaaray Jawiga dhulkan aynu ku noolnahay , waxuuna noqonayaa dhagaxii ugu balaaraa ee taariikh ahaan la ogyahay ee ka yimaada seeraha hawada sare ee dhulka soo dul mara.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS