Tag: Dhadhaab

Baaritaanka faraha oo wali ka socda xeryaha Dhadhaab

Wali waxaa xeryaha Dhadhaab ka socda baaritaanka  faraha si loo xaqiijiyo Kenyan-nimada dad aad u badan oo Soomaalida Kenya ah oo waa hore xeryahaa isaga diiwaan galiyay qaxooti ahaan si raashin iyo cawimaad kale ay u helaan.

Mandheera Kenya: Lix qof oo lagu dilay weerar lagu qaaday basas

Wararka ka imaanya gobolka Soomaalida ee Waqooyi-bari Kenya ayaa sheegaya in maanta rag hubeysan ay weerareen basas maraayay deegaan ka tirsan degmada Mandheera.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta booqanaya xerada qaxootiga Dhadhaab

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in markii u horeysay uu booqdo Xerada Qaxootiga Dhadhaab, halkaasoo ay ku nool yihiin nus milyan ruux oo qaxooti Soomaaliyeed.

Wafdi Wasiiro isugu jira Soomaali iyo Kenyan oo gaaray xerada qaxootiga Dhadhaab

Wafdi Wasiiro isugu jira Soomaali iyo Kenyan ayaa gaaray xerada qaxootiga Dhadhaab, kuwaasoo horu dhac u ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo saacadaha soo socda lagu wado inuu booqdo Xerada Qaxootiga Dhadhaab.

Dowlada Kenya oo waqti kama dambeys ah u qabatay xiritaanka xerada qaxootiga Dhadhaab

Dowlada Kenya ayaa ku dhowaaqday waqtiga ugu dambeysa ee albaabada u soo laabayso xerada qaxootiga ee Dhadhaab oo ah xerada qaxootiga ee caalamka ugu weyn.

Haween uur leh oo cagaarshow ugu dhintay Dhadhaab

Afar ruux, ayaa la sheegay inay xeryaha qaxootiga Dhadhaab maalmihii ugu dambeeyay ugu geeriyoodeen cudurka cagaarshowga oo hadda fara ba’an ku haya qaxootiga halkaasi ku dhaqan, sida ay sheegeen dhaqaatiirta halkaa ka howl gasha.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS