Tag: Dhaawac

Qarax ka dhacay Laascaanood oo 2 ay ku dhaawacmeen

Laba qof ayaa ku dhaawacmay qarax xoog leh oo barqadii ka dhacay bartamaha magaaladda Laascaanood xarunra gobolka Sool maanta.  

Askari dhaawacay ganacsade Balad-xaawo ku dhaqan iyo xiisad ka dhalatay

Mid ka mid ah askarta ciidamada dowladda Soomaaliya ee jooga degmada Balad-xaawo, ayaa dhaawacay mid ka mid ah ganacsatada degmada Baladxaawo ku dhaqan maanta, iyadoo falkaasina uu hakad galiyay ganacsigii magaalada, oo magaaladuna ay xiisad gashay.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS