Tag: Deynuunaay

Xaalada deegaanka Daynuunay oo degan iyo ciidamada dowladda oo dib ula wareegay

Xaalada deegaanka Daynuunaay ee duleedka magaalada Baydhabo ayaa ah mid degan, kadib dagaal culus oo saaka ka dhacay deegaankaas oo saldhig u ahaa Ciidamada xoogga dalka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS