Tag: Deeq

Deeq la gaarsiiyay dad ku tabaaleysan Awdal

Hay’adda aan dowliga aheyn ee Sheekh Taalib Bin Cabdalla Foundation, ayaa maanta deeq raashiin ah gaarsiisay qoysas ku dhaqan deegaanno ka tirsan gobolka Awdal.

Meleteriga Somaliland oo deeq la gaarsiiyay

Golaha deegaanka ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta deeq raashiin ah ugu deeqay ciidamada meleteriga Somaliland.  

Burco iyo Garoowe oo dad tabar daran loogu qeybiyay laambadaha ku shaqeeya ileyska qoraxda

Hay’adda socdaalka adduunka ee IOM oo kasahaneysa hay’ad maxalli ah oo loo soo gaabiyo CCRD, ayaa afar boqol oo qoys oo tabar daran ugu qeybiyay magaalada Burco laambadaha ku shaqeeya ileyska qoraxda si ay dadkaasi uga faa’ideystaan.

Deeq la gaarsiiyay dadkii ku wax yeelloobay rabshadihii ka dhacay Awdal dhawaan

Jaaliyadda gobolka Awdal ka soo jeedda ee deggan dalka Kuwait, ayaa deeq lacageed oo ay iska soo ururiyeen waxa la gaarsiiyay maanta ehellada dadkii ku wax yeelloobey rabshadihi doorashooyinka goloyaasha deegaanka Somaliland ee qeybo ka mid ah Awdal ka dhacay.

Naafo deeq la gaarsiiyay gudaha Baladweyne

Deeq lacageed oo ay iska soo ururiyeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Hiiraan ka soo jeedda ee ku dhaqan dalalka Mareykanka, Uganda iyo Ingriiska, ayaa maanta la gaarsiiyay qaar ka mid ah naafada ku dhaqan magaalada Baladweyne.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS