Tag: Deefow

Xaalada deegaanka Deefow oo saaka degan iyo dadaalo lagu xalinayo dagaalka oo ka socda B/weyne

Xaalada deegaanka Deefow ee gobolka Hiiraan ayaa saaka ah mid degan, kadib dagaal culus oo shalay halkaas ku dhex maray labo maleeshiyo beeleed, iyadoo wali deegaanka laga soo sheegayo xiisad.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS