Tag: Dayactir

Gobolka Banaadir oo Billaabay Dayactirka Xarunta Degmada Waaberi …WARSAXAAFADEED

Kulan lagu furayo mashruuc dib u dhis loogu sameynayo xarunta degmada Waaberi, isla markaana dadka degmada loogu soo bandhigaayay ayaa maanta 20-ka bisha Maarso, 2013 ka dhacay degmadaasi.

Howsha dhigidda cawska macmalka ah ee garroommada Kubbada oo ka billaabatay Banaadir Stadium (Sawiro)

Khabiir ka socda shirkada dhismaha garoomada kubada cagta ee dagan dalka Holland Greenfield  ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si uu u gogolo cowska garoonka oo uu ku socdo dhisme  lagu maal gelinayo mashruuca FIFA ee {WIN IN AFRICA WITH AFRICA} kaasoo Soomaaliya ay ka mid tahay dalalkii ugu dambeeyay Africa eeka faa’iideysanaya sida uu sheegay xoghayaha Guud Cabdi Qani Saciid Carab.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS