Tag: Dayaaradii

Baadigoobka Diyaaradii AirAsia ee la la’aa oo maalintii labaad galay

Baadigoobka diyaaradii AirAsia ayaa socota, maalin kadib markii la waayay diyaarada, kadib markii shalay qadka raadeerka laga waayay, waxaana isa soo taraya tuhunka laga qabo in diyaaradan ay dhacday.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS