Tag: Danmark

Wakiillada Calaamka oo Muujiyay Aragtiyadooda Khilaafka Madaxda Somalia

Shirka Hiigsiga Cusub ee Soomaaliya oo Shalay ka furmay magaalada Copenhagen ayaa lagu soo hadal qaaday khilaafka u dhexeeya madaxda Soomaaliya, iyadoo wakiillada beesha caalamka ay kusoo bandhigeen shirka aragtiyadooda ku aaddan khilaafka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS