Tag: Danjire

Afey “Waxaan olole u geli doonaa sidii Maxkamadda Caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Ergeyga Urur goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Amb. Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya, si loo helo la xisaabtan dhab ah oo lagu sameeyo dadka dambiyada dagaal gala.

Ergayga Ururka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Anaadiif oo Is-casilay

Ergayga Midowga Afrika ee Somalia, Maxamed Saalax Anaadiif ayaa xilka iska casilay, kaddib markii uu muran soo dhex-galay isaga iyo qaar ka mid ah dalalka ay ciidamadu kaga sugan yihiin Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dajiraha cusub ee Koonfurta Kooriya ka guddoomay aqoonsiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta waraqihii aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka cusub ee Kooriyada Koonfureed Kim Chan Woo, kadib markii labada mas’uul ay ku kulmeen aqalka madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS