Tag: Danjirayaal

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka guddoomey waraaqaha aqoonsiga danjirayaal Midowga Yurub ka tirsan

Waxaa maanta magaalada Muqdisho warqadahooda aqoonsiga danjirinimo u gudbiyay madaxweeynaha Soomaaliya ilaa shan danjire oo ka socotay qaar ka tirsan wadamada reer Yurub, kadib 21 sano oo dalka Soomaaliya aysan ka jirin wax dowlad rasmi ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS