Tag: Danab

Biriq 3 ruux ku dishay Ceel-dheer

Seddex ruux oo hal qoys ah, ayaa xalay ku dhintey deegaan ka tirsan degmada Ceel-dheer ee gobolka Galgaduud, 2 kalena way dhaawacmeen kadib markii ay biriq ku dhacday gurigii ay ku noolaayeen qoyskaasi.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS