Tag: Damis

Dowladda hoose ee Muqdisho oo gaadiid dab damisyaal cusub ah shaqaale u tababareysa

Dowladda Hoose ee Muqdisho, ayaa maanta sheegtay in tababar loo billaabay shaqaalaha dab damiska ee ay caasimadda Muqdisho lahaanaeyso, xilli magaalada Muqdisho ay soogaareen seddex dab damis oo uu maamulka gobolka Banaadir dhawaan soo iibiyay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS