Tag: Dagmada

Diyaarado dagaal oo duqeeyay Saldghiyo ay Al-shabaab ku lahayd Degmada Jilib

Diyaarado dagaal oo la aaminsan yahay inay Kenya leedahay ayaa shalay gellinkii dambe duqeeyay saldhigyo ay Al-shabaab ku lahayd degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe. Wararka laga helayo degmada Jilib ayaa sheegaya in diyaaraduhu ay laba jeer oo is-xiga duqeeyeen laba saldhig oo ay Al-shabaab ku lahayd gudaha iyo duleedka degmadaas.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Kaxda oo xalay xabsiga loo Taxaabay

Ciidamada nabad-sugidda Qaranka Soomaaliya ayaa xalay xabsiga dhigay guddoomiye ku-xigeenkii ammaanka ee degmada Kaxda oo ka mid ah 17-ka degmo ee gobolka banaadir, C/naasir Xasan Cali iyo taliyihii nabad-sugidda degmadaas Muuse Gaab.

Kulan Looga Hadlayay Sidii Ay Dhalinyaradu Uga Qeyb Qaadan Lahaayeen Adkeynta Amniga Oo Lagu Qabtay Kaaraan

Kulan looga hadlayay sidii dhalinyarada ugu qeyb qaadan lahaayeen adkeynta amaanka Degmada Kaaran  ayna ka qeyb galeen maamulka Degmada iyo dhalinyarada ku nool Degmadaasi  ayaa lagu qabtay xarunta degmada Kaaraan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS