Tag: Dagal

La heystihii Faransiiska iyo askar kale oo Faransiis ah oo ku dhintay dagaal xalay ka dhacay Buula-mareer

War ka soo baxay wasaaradda Gaashaandhigga Faransiiska, ayaa lagu sheegay in la heyste Denis Alex oo tan iyo 2009-kii al Shabaab ay afduub u heysteen uu ku dhintay xalay weerar ka dhacay degmada Buula-mareer ee gobolka Shabellaha Hoose, kaas oo la doonayay in isaga lagu soo furto.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS