Tag: Dacdheer

Wararkii ugu dambeeyay xaalada deegaanka Dac-dheer oo dagaalo ka dhaceen

Xaalada deegaanka Dac-dheer ee Gobolka Galgaduud ayaa saaka ah mid degan, kadib dagaalo shalay oo dhan deegaankaas ka socday, kaasoo u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo Ciidamada Liyuu Boolis ee dowlad deegaanka ismaamulka Soomaalida Itoobiya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS