Tag: Dabageed

Dabageed “Lama aqbali doono Maamul aan aheyn Hirshabeelle, cid carqaladeyn karta ma jirto”

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay inuu taageersan yahay doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hirshabeelle ee shalay lagu doortay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS