Tag: DUULIMAADYADII

Duqeymaha Sacuudiga ee Yemen oo saameyn ku yeeshay duulimaadyada Soomaaliya iyo Ethiopia

Duqeymaha dowladda Sacuudiga ka wado dalka Yemen ayaa waxay durbaba saameyn ku yeesheen duulimaadyada Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo dowladda Sacuudiga ay mamnuucday hawada iyo Badda Yemen in la isticmaalo.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS