Tag: DUQEEN

Mareykanka oo duqeyn ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Diyaaradaha dagaalka  Mareykanka ayaa lagu waramayaa in ay duqeyn ay ka geysteen gobolka Shabeellaha hoose waxaa lagu waramayaa in ay ku dileen labo xubnood oo ka tirsanaa Ururka Al-shabaab.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS