Tag: DR

Prof. Dufle oo ka digay Khatarta caafimaad ee cabista Sigaarka iyo cudurada ka dhasha

Iyadoo maanta oo bishu tahay 31-ka May 2017 ay ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee loo asteeyey joojinta cabista sigaarka ayaa dhaqaatiirta Soomaaliyeed waxay bulshada uga digayaan qatarta uu leeyahay iyo cudurada halista ah ee ka dhasha.

Munaasabad lagu soo dhaweynayay guulaha uu gaaray Prof Dufle oo lagu Qabtay Muqdisho (SAWIRRO)

Waxaa xalay Hoteelka SYL ee Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu soo dhaweynayay abaal-marin dhawaan machadka (Giussepe Pitre) ee dalka Talyaaniga uu guddoonsiiyey Prof. Cismaan Xaaji Maxamuud Dufle oo ka mid ah dhakhaatiirta Soomaaliyeed, isla markaana ay ugu aqoonsatay shaqsiga sannadka ee nabada iyo arrimaha bulshada.

Xeer Ilaaliyaha Guud oo Amar ku bixiyay in aanay Wasiirada dalka ka bixi karin amar la’aan.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa war qoraal ah oo ay si wadajir u soo saareen ku sheegay in Xubnaha Golaha Wasiirada aanay dalka amar la’aan ka bixi karin.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS