Tag: DIINAARI

C/raxmaan Diinaari “Kulamadii Madaxweynaha ee Dhuusa Mareeb ma fashilmin”

Amb. C/raxmaan Maxamed Nuur (Diinaari) oo ka mid ah musharixiinta u taagan Maamulka Gobolada Dhexe ayaa been abuur ku tilmaamay wararka sheegaya in kulamadii Madaxweynaha iyo ergooyinka ku sugan Dhuusa Mareeb uu fashilmay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS