Tag: DAD

Dad ku sumoobay raashin iyo caano ay cabeen oo la dhigay Isbitaalka Guriceel

Hal qof oo 14-jir ah ayaa ku dhintay toban kalena waxaa la dhigay Isbitaalka Guriceel, kadib markii gelinkii dambe ee shalay dadkaas ku sumoobeen raashin iyo caano ay cabeen, iyadoo qaar ka mid ah dadkaas ay xaaladooda liidato.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS