Tag: DAACISH

Daacish oo sheegatay inay weerar ku dishay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Kooxda Daacish ayaa soo saartay bayaan ay uga hadleyso in weerar ay ka fulisay Gobolka Bari ee Soomaaliya inay ku dishay dagaalamayaal ka tirsan Al-Qaacida qeybtooda Soomaaliya oo ah Al-Shabaab. 

Falanqeyn: Dhaq dhaqaaqyada Daacish ee Soomaaliya iyo kororka weerarada ay geystaan

Kooxda dawladda Islamiga oo loo yaqaanno (IS) ama Daacish, ayaa si la dareemi karo bilihii la soo dhaafay u kordhinayey weerarrada ay ka gaystaan Soomaaliya, ka dib khasaarihii kooxda ka soo gaaray halka xuddunta u ahayd ee Suuriya iyo Ciraaq, dabayaaqada sannadkii hore. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS