Tag: Cunaqabateyn

Dowladda Soomaaliya oo dalbatay in cuna-qabateynta hubka laga qaado

Wasiirka gaashaandhigga dowladda Soomaaliya Md. Xuseen Carab Ciise, ayaa ka dalbaday caalamka iyo QM in Soomaaliya laga qaado cuna qabateynta hubka ee saaranka waddanka, muddo ka badan labaatan sano.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS