Tag: Cudur

Somalida deggan Minnesota oo kaalimo hore ka galay dadka qaba cudurka AIDS-ka

Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa la sheegay inay kaalinta shanaad ka galeen dadka ajnabiga ah ee qaba cudurka halista ah ee HIV/AIDS-ka, iyadoo dadka kasoo jeeda dalka ay kaalinta koowaad ka galeen dadka cudurkan halista ah qaba.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS