Tag: Cosuble

Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cosoble oo war ka soo khilaafka Khaliijka (Akhriso)

Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ee dhowaan xilka ka qaadeen Baarlamaanka maamulkaas ayaa war ka soo saaray xiisada u dhaxeysa dalalka Khaliijka, isagoo la saftay Isbaheysiga Sacuudiga.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS