Tag: Columbus

Labo dhalinyaro Soomaali ah oo Sabtidii la dilay ayaa Columbus lagu aasay

Boqolaal Soomaali ah ayaa ka soo qeybgashay aas si wada jir ah loogu sameeyay labo dhalinyaraa oo maalinimadii sabtida lagu dilay mid kamid ah xaafadaa magaalada Columbus.

SAWIRRO: Musharrax Ilhaan Cumar oo la kulantay Soomaalida ku nool Gobolka OHIO ee Mareykanka

 Ilhaan Omar oo ah gabar Soomaaliyeed oo Musharaxa Xisbiga Dimuquraadiga ugu soo baxay Ttartankii Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Gobolka Minnesota, isla markaana u taagan dhamaystirka doorashada  ama wareegii labaad ee doorashada oo dhacaysa Bisha November ee sanadkan 2016 ayaa waxa ay soo gaarta magaalada Columbus Ohio. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS