Tag: Clinton

Hillary Clinton oo ku eedeysay guuldaradii ka soo gaartay doorashada Agaasimaha FBI-da

 Hillary Clinton ayaa ku eedeysay guuldaradii ka soo gaartay doorashada Agaasimaha FBI-da James Comey, kaasoo shaaciyay maalmo ka hor xilliga doorashada inuu dib u furayo baaritaanka ku aadan emailada ay isticmaali jirtay Ms Clinton, xilligii ay aheyd Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka.

FBI-da oo baaritaan labaad ku haysa Hillary Clinton

Agaasimaha hay’adda dambi baadhista Maraykanka ee FBI-da, James Comey, ayaa sheegay in hay’addu dib u furayso baadhitaankii ay ku haysay emaillada Hillary Clinton, waxaana uu sheegay in baadhayaashu heleen emaillo cusub.

Ololaha Hillary Clinton ee dhinaca Internet-ka oo la jabsaday

Ololaha doorashada Madaxweynenimada ee Hillary Clinton ayaa loo dhacay, kadib markii la sheegay in lagu soo qaaday weerar xaga Internet-ka.

Hillary Clinton oo weerartay Trump

Hillary Clinton ayaa weerar afka ah mar kale ku qaaday murashaxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump. 

Hillary Clinton: ‘’Soomaalida Mareykanka waxay safka hore kaga jiraan la dagaalanka Argagaxisada’’

Musharaxa madaxtinimada dalka Mareykanka ee xisbiga dimuqraadiga Hillary Clinton ayaa sheegtay in Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ay furumaha hore kaga jiraan la dagaalanka argagixisada.  

Hillary Clinton oo Shaacisay inay u Taagan tahay Xilka Madaxnimo ee Waddanka Mareykanka

Hillary Rodham Clinton oo xoghaye arrimo dibadeed ka soo noqotay Mareykanaka ayaa ku dhawaaqday inay tahay musharraxad u taagan xilka madaxnimo ee Mareykanka sannadka 2016-ka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS