Tag: Cisbital

Cisbitaalka xoogga dalka oo dib u howl billaabay

Cisbitaalka xoogga dalka Soomaaliya, oo dayactir lagu sameeyay muddo 22 sano kadib, ayaa waxa uu bilaabay adeegyadii uu u qaban jirey ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiisha cisbitaalkaasi.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS