Tag: Ciribtirid

Xabsiga dhexe ee Xamar oo laga cirib tirey shuban biyood ka jirey

Wasaaradda garsoorka, awqaafta iyo arrimaha diinta dowladda Soomaaliya, ayaa sheegtay in lagu guuleystay dabarjarka cudurka shubanka oo toddobaadyo ka hor ka dillaacay xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay u dhinteen tiro maxaabiis ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS