Tag: Cirfo

Cirfo “Koox Fallaago ah ayaa qabsatay Dhuusa Mareeb, Ahlusuna ma ahan”

 Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye (Cirfo) ayaa sheegay in dhowaan ay dib ugu laaban doonaan degmada Dhuusa Mareeb, halkaasoo maalintii Axadii ay la wareegeen xoogag taabacsan Ahlusuna Wal-jameeca.

Maamulka Galgaduud oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo dadkii ku barakacay dagaalkii Guriceel

Maamulka Gobolka Galgaduud ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya iyo Hey’addaha sama falka inay gurmad deg deg ah la gaaraan dadkii ku barakacay dagaaladii dhowaan ka dhacay Guriceel.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS