Tag: Ciraq

Mid ka mid ah Soomaalida u dagaalama Kooxda Daacish ee ISIS oo lagu dilay Ciraaq

Mid ka mid ah Somalida dhawaanahan u dagaalamayay kooxda ISIS ama Daacish ee dalka Ciraaq ayaa lagu dilay dalkaas, kaasoo lagu magacaabi jiray, Maxamed Faarax Shirdoon oo uu adeer u ahaa ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS