Tag: Ciraaq

Masjidkii ugu weynaa magalaada Mosul ee al-Nuri oo la qarxiyay

Masjidka ugu weyn ee magaalada Mosul ee al-Nuri kaasoo ku caan ahaa minaarad qalloocan ayaa la qarxiyay sida ay sheegeen ciidamada dalka Ciraq iyagoo ku eedeeyay ururka IS, halka uu ururka IS ku eedeeyay burburka masjidka inuu ka dhashay duqeyn ciidamada cirka Maraykanka geysteen.

Ciraaq:10 Askari Oo Lagu Dilay Weerar Daacish Geysatay

Weerar gaadmo ah oo ka dhacay gobolka Al-ambaar ayaa waxaa lagu dilay 10 ka tirsan ciidamada ammaanka waddanka Ciraaq, halka weerarkaas lagu dhaawacay 20 kale weerarkaan ayaa waxaa geestay ururka Daacish oo iyagu dagaal kula jira dowladda Ciraaq.

Daawo Sawiro la yaab leh oo laga soo qaaday dagaalka Mosul ee dalka Ciraaq

Dagaal culus ayaa wuxuu galbeedka Mosul ku dhex maray xoogagga xukuumadda Ciraaq iyo mintidiinta dawladda Islaamka.

Qaraxyo dad badan ku dhinteen oo ka dhacay suuq ku yaala magaalada Baqdaad

Ku dhawaad 21 ruux ayaa ku dhintay 40 kalana way ku dhaawacmeen labo qarax oo ka dhacay suuq mashquul badan oo ku yaala bartamaha magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq.

Kurdiyiinta oo bilaabay weerar ay ku doonayaan in ay dib ugu qabsadaan magaalada Sinjar

Kumanaan dagaalyahan oo Kurdish ah ayaa bilaabay maanta howlgal ay magaalada waqooyi ee Ciraq ee Sinjar dib ugaga qabsanayaan kooxda Daacish.Ururka Daacish ayaa Sinjar qabsatay bishii August ee  2014-kii, iyaga oo argagax geliyey dadka laga tirada badan yahay ee Yazidi-ga, kumanaan ka mid ahna ku qafaashay buuraha.  

Qabrigii Sadaam Xuseen oo ku bur buray dagaalada ka socda magaalada Tikrit

Qabrigii uu ku aasnaa Madaxweynihii hore ee Ciraaq Sadaam Xuseen ayaa ku bur buray dagaalka ka socda magaalada Tikrit.

Ciidamada Ciraaq iyo kuwa Kurdiyiinta oo isu diyaarinaya sidii ay dib ula wareegi lahaayeen magaalada Mosul

Ciidamada Ciraaq iyo kuwa Kurdiyiinta ayaa isu diyaarinaya sidii ay dib ula wareegi lahaayeen magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ciraaq ee Mosil, halkaasoo bishii June ee sanadkii hore ay la wareegeen ISIS.  

Mareykanka oo ciidamo dheeraad u diray Ciraaq, si loo xoojiyo dagaalka ka dhanka ah ISIS

Madaxweynaha Mareykanka ayaa ogolaaday qorshe ciidamo dheeraad ah loogu dirayo Ciraaq, kuwaasoo tiradooda ay gaareyso 1,500 askari, si loo xoojiyo dagaalka ka dhanka ah dowladda Islaamiga ee ISIS.

Dowladaha Soomaaliya iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis dib loogu dhisayo Isbitaalo iyo Iskuulo

Dolwadaha Soomaaliya iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis ku kacaya 15 milyan oo doolar oo dib loogu dhisayo isbitaalka Lansareti iyo Machadka tababarka SIDAM.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS