Tag: Ciilmooge

Soomaaliya oo dib loogu soo celiyay muddo 22 sano ka dib xafiiska duulimaadyada caalamiga

Wasiirka warfaafinta, boostada, isgaarsiinta iyo gaadiidka, ee Soomaaliya, Cabdillaahi Ciil Mooge Xirsi, ayaa sheegay in xafiiskii hay’adda duulimaadyada caalamka ee Soomaaliya loo soo wareejiyay magaalada Muqdisho muddo 22 sano ah kadib.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS