Tag: Ciidamka

Wasiirka Gaashaandhiga oo ballan qaaday hadii ciidan tayeysan dhisi waayo uu shaqada ka tagayo

Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumada Somaliya Mudane Maxamed Shiikh Xasan Xaamud ayaa waxa uu ka hadlay dhismaha ciidamada Xoogga dalka oo aan dhameystirneyn tan iyo wixii ka dambeeyey Dawladii Marxuum Siyaad Barre.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS