Tag: Ciida

Muqdisho oo Maalintii Labaad si weyn looga Ciidayo

Maanta oo ay ku beegan tahay 11-ka bisha Dul-xaj waxaa loo dabaal degayaa maalintii Labaad ee Ciidul Adxaa, iyadoo muslimiin badan ay damaashaadayaan.

Magaalooyinka Alshabaab maamulaan oo maanta si weyn looga ciiday (Sawiro)

Magaalooyinka iyo deegaanada ay maamulaan ururka Alshabaab oo dagaal kula jira dowlada Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM ayaa maanta si weyn loogaga ciiday iyadoo laga tukaday salaada ciidda.

Daawo, Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal dadweyne ah salaadda ciidda ku tujiyay Masjidka Isbaheyga Islaamka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo xubno kale oo ka tirsan labada Gole ee dowladda iyo boqolaal dadweyne aad u fara badan ayaa maanta salaaddii ciidda kula tukaday masjidka Isbaheyga Islaamka ee magaalada Muqdisho.

sidee Somalia looga Ciiday halkeese laga Ciidin maanta

ummadda Muslimiinta  oo Soomaaliya ay qeyb ka tahay ayaa waxaa maanta looga Dabaaldagayaa Munaasabada Ciidul Fidriga oo ah Maalin ku weyn Shacuubta Ummadda Muslimiintaa.

Dhageyso hanbalyada ku aadan munaasabada Ciida oo ay dirayaan wasiirada maaliyada iyo warfaafinta ee xukuumada Soomaaliya

Halkaan Ka dhageyso

Boosaaso oo saakay si weyn looga ciiday iyo meela kale oo soomaaliya ka mid ah oo aan laga Dukan Salaada Ciida.

Magaalada Boosaaso ee Caasimada GanacsaigaPuntland Saaka waxaa lago ciiday si qurux Badan iyadoo dadweyne aad u farabadan kuwaas oo siyaabo kala Duwam u labisan iyadoo sido kalena Caruur farabadan ay Wadooyinka Muhiim ah ee Boosaaso dhex Marayeen Garoonka Kubada Cagta ee Magaalada Boosaaso ayaa saaka lagu tukaday Salaadi ciida iyadoo dadweynaha ay la Tukanayeen masuliyin kasocda Maamulka Puntland.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS