Tag: Ciid

Madaxda Dowlada oo Saalada Ciidda Shacabka Kula Dukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka.

Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud,guddoomiyaha baarlamaanka soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari),ra’iisulwasaaraha xukuumada soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) qaar ka mid ah golaha wasiirada iyo xildhibanao ayaa kumanaan qof oo soomali ah saalada ciida kula dukaday masjidka isbaheysiga islaamka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS