Tag: Cidanka

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo saaka dil ku fulisay labo askari horay u dilay dad rayid ah (Sawirro)

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa saaka waxay dil toogasho ah ku fulisay labo askari oo horay u dilay dad shacab ahaa, iyadoo fulinta xukunkan dilka ay goob joog ka ahaayeen Gudoomiyaha Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida Col. Liibaan Cali Yarow iyo Gudoomiyaha Maxkamada darajada koowaad Col. Xasan Cali Shuute.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS