Tag: China

Shiinaha oo balan qaaday in 60 bilyan ku bixinayo hormarinta iyo maalgashiga Afrika

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa balan qaaday inuu dalalka Afrika ku caawinayo illaa lixdan bilyan oo dollarka Mareykanka ah, kadib khudbad uu ka jeediyay shirkii u dhaxeeyay Shiinaha iyo Afrika ee shalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Afrika.

Shiinaha oo soo bandhigay diyaarad rakaab ah oo lagu farsameeyo gudaha dalka Shiinaha (Sawiro)

Dowlada Shiinaha ayaa markii ugu horeysay soo bandhigtay diyaarad rakaabka qaada oo lagu farsameeyay gudaha dalka Shiinaha.

Dowladda Shiinaha oo ugu deeqday qalab ciidamada Nabad ilaalinta ee dalka Uganda

Dowlada Shiinaha ayaa ugu deeqday qalab qiimihiisu uu gaaray 5.5 million oo dollar ciidamada Nabad ilaalinta dalka Uganda ee ka howlgala wadanka Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS