Tag: Championka

Barcelona oo garaacday Arsenal, Juve iyo Bayern Munich oo 2-2 ku kala baxay (Sawirro)

 Xalay waxaa la ciyaaray kulamo xiiso leh oo ka tirsanaa Koobka Horyaalada Qaaradda Yurub ee Uefa Champions League, iyadoo si gaar ah isha loogu hayay ciyaarta xiisaha laheyd ee Arsenal iyo Barcelona, waxaana ka sokow natiijada laga filayay ciyaarta xiiso u sii yeeleysay in aanu Messi waligiis gool ka dhalin goolhayihii hore ee Chelsea Petr Chech.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS