Tag: Ceelwaaq

Al-Shabaab oo saaka gudaha u gashay degmada Ceel Waaq ee Gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya degmada Ceel Waaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda uu ka socdo degmadaas, kaddib markii dagaalyahano ka tirsan AlShabaab ay weerareen.

Al-shabaab oo weerar Qasaara dhaliyay ku qaaday Banka ku yaala Kenya.

Dagaalmayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa saakay weerar culus ku qaaday Bank ku yaalla Magaalada Ceel-waaq Kenya oo ku dhaw xuduuda Soomaaliya.

Kenya oo beenisay in Al-Shabaab la wareegeen degmada Ceel Waaq

Dowladda Kenya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay wararka soo baxayay saacadihii la soo dhaafay oo ku aadanaa in Al-shabaab la wareegeen degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS