Tag: Ceel

Faahfaahino ka soo baxayaa duqeyn ay ciidamada Kenya ka geysteen deegaanka Ceel Cadde

Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan duqeyn ay ciidamada Keka geysteen deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo. 

Dadka reer Ceel Baraf oo dalbaday in lala soo gaaro biyo nadiif ah

 Dadka ku nool deegaanka Ceel Baraf ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa dalbaday in lala soo gaaro biyo nadiif ah, kaddib markii ceelkii ay dadka biyaha ka cabi jireen ay qarxiyeen Al-Shabaab.

Al-Shabaab oo weerarkii Ceel Waaq u adeegsaday gaadiidkii ay ka qabsadeen Ciidamada Kenya

 Faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar xoog leh oo shalay gelinkii dambe Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ciidamada Milateriga Soomaaliya ku lahaayeen degmada Ceel Waaq ee Gobolka Gedo, kuna dhow xuduuda Kenya.

Diyaarado dagaal xalay duqeeyay deegaanka Ceel cadde ee Gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaarado aan la aqoon dalka laga leeyahay ay xalay duqeyn culus ka geysteen deegaankaas.

Xaalada deegaanka Ceel-Cadde oo saaka degan iyo diyaaradaha Kenya oo baadigoobayo askar la la’yahay

Xaalada deegaanka Ceel-Cadde ee Gobolka Gedo ayaa saaka ah mid degan, kadib markii shalay Al-Shabaab weerar culus ku qaaday saldhig Ciidamada AMISOM ee Kenya ku qaaday halkaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS